berberatoday.com
“Muuse Biixi Waxaan Leeyahay Mujaahid Nimo CV Kuu Noqon Meyso Ee Wax La Kaalay “..Siyaasi Xirsi Cali Xaaji Xassan Daawo Muuqal
October 19, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cali Xaaji Xassan Wasiirkii hore ee wasaarada madaxtooyada Somaliland ayaa waxaa uu markii ugu horeysay si adag ula hadley gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Muj.Muuse Biixi .

xirsi_fotor

Muddane Xirsi oo ka hadlaayey  furitaanka shirka golaha dhexe ee xisbiga Waddani ayaa waxaa uu sheegay   in uu mujaahid Muuse biixi u soo jeedinayo in aanay Mujaahid nimo CV ama tariikh nolaleed  u noqoneyn ee uu la yimaado arin kale oo uu dadka cod kaga kasbanayo .

Sidoo Kale Siyaasi Xirsi waxa auu sheegay in aanay jirin cid dafiri karta in uu mujaahid soo ahaa balse maanta maalintii aan la joogin ee  la  yimaado wax kale oo  uu dadka ku kasban karo waxaana uu yidhi

“war wax hagaagsan la kaalay bi,i waayee Cv na kuu  noqon meyso Muhaahid baan soo ahaa , lakiin in aad mujaahid aheyd cidi kaa dafiri mayso maalintaas lakiin maanta mujaahid nimo waxba ku tari mayso ee wax hagaagsan la kaalay ” ayuu yidhi siyaasi Xirsi  Cali Xaaji Xassan .

https://youtu.be/gzNqKFz5BJI

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews