” Waxaan Xisbiga Wadani Ku Hanbalyeynayaa In Ay Musharax Madaxweyne Ka Dhigtaan Cabdiraxmaan Ciro Oo Uqalma In Uu Qaranka Hogaamiyo ”Xoghayaha Xisbiga UCID +Muuqaal. H
October 19, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Cabdinaasir Qodax xoghaye ku xigeenka xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa waxaa qudbad dheer ka jeediyey furtaanka shirka golaha dhexe ee xisbiga Waddani

Muddane Cabdinaasir Qodax waxaa uu xisbiga Waddani ku Hanbalyeeyey in ay musharax madaxweyne ka dhigtaan Cabdiraxmaan Ciro oo uu ku sifeeyey in uu yahay shaqsi u qalma in uu qaranka hogaamiyo