berberatoday.com
Cabdiraxmaan Faroole Iyo Cabdirashiid Cali Sharmaake Oo Ku Guuleystay Xubnaha Aqalka Sare Ee Somaliya U Matali Doona Maamulka Puntland .
October 20, 2016 - Written by Berbera Today

Garoowe(Berberatoday.com)-Doorashada xubnaha maamulka Puntland ku matalaya aqalka sare ee baarlamaanka soomaliya oo ka socota magaalada Garoowe ayaa waxa ilaa hada ku guulaystay labadii musharax ee ugu horeeyey.

sharmaake

Raysal wasaaraha somaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke iyo madaxweynihii hore ee maamulka Puntland Cabdiraxmaan Faroole ayaa si rasmiya loogu dhawaaqay  inay ku guulaystaan xubnaha ka mid noqonaya aqalka sare ee baarlamaanka somaliya.

Doorashada ayaa bilaabantay saaka ka dib markii ay khudbadahooda jeediyeen shan musharax oo shalay wakhtigu ka dhacay, iyada oo xubnaha tartamaya ay ka mid yihiin toban haween ah.

Sidoo kale wararka laga helayo doorashada xubnaha aqalka sare ee maamulka Puntland ayaa sheegaya   inay tanaasuleen laba xubnood oo kursiga kula tartamayey gacan ku dhiigle Maxamed Siciid Xirsi (Morgan), iyada oo maamulka Puntland-na hore loogu baaqay inay Moorgan ka saaraan musharaxiinta.

Maamul goboleedka Puntland ayaa laga doonayaa inay ka soo baxaan 11 xubnood oo ku matala aqalka sare ee baarlamaanka soamliya, iyada oo maamuladana kalana laga doonayo 8 xubnood.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews