Daawo-Muuqaalka”Sababta Loo Qisaasay Amiirka Sucuudiga Ahaa
October 20, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Boqorka sucuudiga Boqor Salmaan Bin Abdilcasis ayaa amar ku bixiyey maalintii salaasada ee 18 Bisha Oct 2016 in la qisaaso Amir Turki Bin Sucuud Bin Turki oo ka soo jeeda qoyska reer Boqor ee Sucuudiga