berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Shalay Iyo Maanta Muj .Maxamed Kaahin “Kulmiye Kuma Soo Biirayo Nin Xamar Tagey “.. Iyo Weedhihii Uu Ka Yidhi Soo Dhaweynta Pro Samater
October 20, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday>com)-Muj.Maxamed Kaahin Axmed Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye oo shalay ka hadlaayey munaasibad uu xisbigaasi ku soo dhaweynaayo qaar ka mid ah xildhibaanada golaha deeganka Gabilay oo xisbigaasi ku soo biiray ayaa waxaa uu ku sheegay in xisbiga Kulmiye aanay  ku soo biireen nin xamar tagay oo umadiisa khiyaameeyey .

maxamed-kaahin_

Waxaa xusid mudan in Jun 14  2016  uu xisbiga Kulmiye ku soo biiray  Prof. Axmed Ismaciil samater oo ka mid ah siyaasiyiinta xamar ka soo quustey isla markaana aamisanaa mabda,a Somali Weyn waxaana Maxamed Kaahin oo xafladaasi ka hadlaya uu sheegay in uu xisbiga Kulmiye ku soo dhaweynaayo Prof Samater.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan 


Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews