berberatoday.com
Dawlada Itoobiya Oo Xabsiga Dhigtay Boqolaal Qof
October 20, 2016 - Written by Berbera Today

Addis Ababa(Berberatoday.com)-dhDowladda Itoobiya waxay xabsiga dhigtay dad gaaraya 1,600 qof tan iyo markii ay dowladda ku dhawaaqday xaalad deg deg ah horraantii bishan. Waxaa sidaasi lagu shaaciyay warbaahinta dowladda xidhiidhka leh ee Fana Broadcasting Corporate.

eth

Xoogagga ammaanka ayaa sidoo kale soo furtay hub gaadhaya 760 oo la bililiqeystay maalmihii la soo dhaafay, sida lagu sheegay warbixintaasi.

Waxaa dadka laga soo qabqabtay gobolada Amxaarada iyo Oromada oo mudaaharaadyo looga soo horjeedo dowladda ay dhawaan ka dhaceen.

Kooxah xuquuqda aadanaha ayaa horay u sheegay in 500 oo qof ay ku dhinteen dibedbaxyadii socday isbuucyadii la soo dhaafay.

Dadka ololeeya ee ka tirsan qawmiyadaha Oromo iyo Amxaarada ayaa ka cawda in siyaasadda laga gacan bidixeeyay. Oromada iyo Amxaarada waa 60% bulshada ku dhaqan dalka waxaanay ka cawdaan in awoodu gacanta ugu jirto dabaqad yar oo ka tirsan qawmiyadda Tigray-ga.

 

 

 

Xigasho :  BBC

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews