berberatoday.com
Shirkii Golaha Dhexe Ee Xisbiga Waddani Oo Maalintii Labaad Hargeysa Ka Socda Iyo Buug Barnaamij Siyaasadeedka Xisbiga Ka Hadlaaya Oo Lagu Soo Bandhigay+Daawo Sawirada
October 20, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Shir weynihii koobaad ee Xisbiga WADDANI oo maalintii shalay ahayd si rasmi ah uga furay magaalada Hareysa ayaa saaka galay maalintiisii labaad

Shirka ayaa ka duwan kii shalay waxaan maanta lagu soo badhigay qorshe siyaasadeed Xisbiga WADDANI uu ku geli-doono doorashada fooda inagu soo haysa,iyadoo ay xusid mudantahay in dhammaba dadka ka soo qayb-galay shirkaasi loo qaybiyey buuga liimiga ah ee ku qoranyahay barmaaji siyaasadeedka Xisbiga mucaaradeedka ee WADDANI.

Xisbiga WADDANI ayaa shirkan maanta ku casuumay xubno laga soo xulay bulsha weynta Reer somaliland, kuwaas oo iskugu jira aqoonyahano wax-garad iyo hadlddorka kale ee lagu tuhmayey in ay wax-ku kordhin karaan barmaamij siyaasadeedka Xisbiga WADDANI.

Xoghayaha Arimaha debad Xisbiga Waddani Dr Maxamed Cismaan Fadal ayaa ka haddlay nuruxka kooban ee uu xanbaarsan yahay barmaamji siyaasadeedka Xisbiga WADDANI,waxaanu ugu baaqay aqoonyahankii ka soo qayb-galay in ay akhriyaan oo ay wixii ay ku soo kordhinayaan ay ku soo kordhiyaan,isla markaana ay ka saxaan wixii ka qaldan.

Marwo Faadumo Siciid La Taliyaha Arimaha Dibada Vudoomiye Cirro Ayaa sido kale ka mid ahyid masuuliyiinta soo istaagay istayjka lugu falanqaynayaay Buuga siyaasadeedka xisbiga waddani waxayu carabka ku dhufatay in xisbiga Waddani Uu Heegan ugu Jiro sidii uu Awooda u saari lahaa Dhalinyarada Iyo Haweenka .

Xildhibaan Ibraahim Jaamac Rayte Oo Ka Mida Mudanayaasha Aqalka Golaha Wakiilada Somaliland ayaa sido kale isna madasha ka aqriyay qudbad dulucda u jeedadeedu ahyid xidhidhka sidii xidhiidh caalamiya lola samayn lahaa beesha caalamka.

Dhanka kalena waxa shirkan isna geestiisa ka akhriyay Qudbad dhinayo badan taabanasa Gudoomiyaha Cusub Ee Xisbiga Waddni Xildhibaan Cabdi Qaadir jirede waxaan uu sheegay in xisbiga Waddani Barnaamijkiisa Siyaasadu Uu Yahay Mid Wax badan ka badali doono Bulashad Reer Somaliland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews