berberatoday.com
Wariyihii HCTV Ee Deggmada Gar-adag oo La Xidhay Goordhaweyd Iyo Solja Cambaareysay.
October 20, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Gar-Adag(Berberatoday.com)-Ciidanka Booliska Magaalada Gar-adag ,ayaa goor dhoweyd xabsiga u taxaabay Wariye Farax Cabdi Nuur Ducaale oo ah weriyaha HCTV uga soo warama Degaankaas.
Xadhiga Wariyaha ayaa waxa warbaahinta u xaqiijiyay Xidhibaan Aadan Xaaji Axmed Ismaaciil oo ka mida Xubnaha Degaanka Degmada Gar-adag.
Amarka Xadhiga wariyaha ayaa la sheegay inuu bixiyay Maayirka Degmada Gar-adag Faarax Aadan Ciise,lamana garanayo sababta uu ku xidhay haseyeeshee waxa wararku intaas ku darayaan in degaanka Gar-adag ay ka jirto cabasho ka dhan maayirka oo lagu eedeeyay inuu lunsaday mucaawimadii tukriga ee loogu talagalay in siyodanyarta degaankaas.
Gudoomiye ku xigeenka ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA,Kayse Axmed Digaale ayaa cambaareeyay Xadhiga Wariyaha islamarkaana ugu baaqay maamulka degmadaasi inuu si Degdeg ugu soo celiyo xoriyada wariyahaa.
Xukuumada Somaliland ayaa caadaysatay xadhiga sharci darada ee ay ku xidhxdhayso wariyayaasha,.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews