berberatoday.com
Deg Deg Ah”Laba Qarax Oo Moqdisho Ka Dhacay Iyo Khasaaraha Ka Dhashey
October 21, 2016 - Written by Berbera Today

Moqdisho(Berberatoday.com)-Hal qof ayaa ku dhaawacmay labo qarax oo maanta duhurnimadii ka dhacay magaalada Muqdishu.

breaking news

Goobjoogayaal ku sugan Muqdishu ayaa VOA u sheegay in labada qarax ay ka dhaceen jidka warashadaha. Qaraxa hore ayaa lala beegsaday baabuur ay leeyihiin cidamada AMISOM kuwaasi oo aan wax khasaare ah soo gaadhin.

Qaraxa labaad ayaa goobjoogayaashu sheegayaan inuu ka dhashay miino la dhigay waddada dhinaceeda taasi oo dhaawac u gaysatay qof rayid ah oo watay baaskiil nooca loo yaqaan bajaajka.

 

 

Xigasho : VOA

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews