Hayada Xaquuqul Insaanka Udooda Ee Human Rights Watch Oo Sheegtay In Xorriyada Saxaafadu Halis Ku Jirto Gudaha Soomaaliya.
October 21, 2016 - Written by Berbera Today
Muqdisho(Berberatoday.com)-Waxay Human Rights Watch Waxay sheegtay in Salaasadii la soo dhaafay xaalad adag ay mar kale soo food saartay saxaafada kadib markii hayadaha ammaanku xireen Xamza Maxamed oo ah wariye Soomaaliyeed oo Aljazeera u shaqeeya walow ay sii daayeen tafatirihii Xog-ogaal Cabdi Aadan Guuleed.