berberatoday.com
Hayada Xaquuqul Insaanka Udooda Ee Human Rights Watch Oo Sheegtay In Xorriyada Saxaafadu Halis Ku Jirto Gudaha Soomaaliya.
October 21, 2016 - Written by Berbera Today

Muqdisho(Berberatoday.com)-Waxay Human Rights Watch Waxay  sheegtay in Salaasadii la soo dhaafay xaalad adag ay mar kale soo food saartay saxaafada kadib markii hayadaha ammaanku xireen Xamza Maxamed oo ah wariye Soomaaliyeed oo Aljazeera u shaqeeya walow ay sii daayeen tafatirihii Xog-ogaal Cabdi Aadan Guuleed.journalism

Cabdi Aadan Guuleed ayaa hayadaha ammaanku xireen saddex maalmood waxaana la sii daayay asagoon wax maxkamadeyn ah la marin. Sidaa waxaa sheegtay HRW.

Xamza Maxamed ayaa asaga waxaa lala xiray saddex qof oo kale oo ay isla shaqeynayeen markaa. Shalay Khamiistii ayaa la sii daayay ayaga.

Si kastaba ha ahaatee HRW ayaa sheegtay in hayada nabad sugida dawlada ee NISA ay ugu cudr daartay in xiritaankaa ay u samaysay danta ammaanka qaranka darteed.

NISA ayaa ku eedeysay warbaahinta in ay fursad usiiso Al-Shabaab in warar wax kama jiraan ah ay gudbiyaan.

QM ayaa sheegtay ayana in 30 wariye lagu dilay Soomaaliya intii u dhexeysay Agoosto 2012 ilaa Juun 2016.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews