Khuburo Caafimaad Oo Dalka Cuba Kaga Arrinsanaya Cuduurka Zika
October 21, 2016 - Written by Berbera Today
Cuba(Berberatoday.com)-Khubaro caafimaad oo ka socda in ka badan 30 dal oo ku yaalla Latin Amerika iyo Caribbean-ka ayaa ayaa leh kulankii ugu horreeyay ee looga hadlay cudur-sidaha Zika.

Ururka caafimaadka adduunka ayaa rumeysan in Zika uu sababay in carruur badan oo gobolkaasi ku dhashay ay yeeshaan xaalad dhanka maskaxda ah.