Maxaad Ka Taqaanaa Khudaarta U Fiican Aragtida Indhaha Aadmiga?
October 21, 2016 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)-Ka hortagu waxa uu ka wanaagsan yahay daawaynta, taa macnaheedu waxa weeyaan in mar kasta oo aad ku dadaasho ilaalintaa caafimaadkaaga inuu yaraanayo dhibka ku soo gaadha ama aad kaga badbaadi karto xannuuno badan, laakiin ogsoonaw wixii illaahay kuu qoray marna kuma seegayaan.
Haddaba waxa waqtiyadan danbe aad u batay isticmaalka Aallada Computer-ka taasoo loo isticmaalo dhamaan adeegyada kala duwan ee bulshada, waxa aanay arrintaasi sababaysaa in araga qofku aad isku dhimo oo ay indhihiisa dhibaato soo gaadho.