berberatoday.com
Warmaha Xirsi Xaji Cali laga waalay loona adkeysan waa by Abdi Mustafe
October 21, 2016 - Written by Berbera Today
Wasiirkii hore ee madaxtooyada Xirsi Xaji Cali ayaa warmo uu riday dhuuca u geliyey Muse biixi iyo Cali mareexaan. iyaguna ismay difaacin ee dad aqoon toodu liidato ayay ku gabadeen oo ku yidhaahdeen u jawaaba oo kala ah kuxeenka wadoonyinka Maxamoud Jamac Dahir Dhoodi iyo xildhibaan guurtida ka tirsan Mohamed Xaaji A/rahman

oo ahaan jiray Maayarkii hore ee Bulaxaar dabeed aabihii baa uuga dhintay kursiga guurtida oo sidaas ayuu ku soo galay oo maaha nin caqli badan. in aannu ahayn nin murti le waxa u daliila wuxuu kaloo ka hadlayaa labada nin ee ku tartamaya kursiga musharaxa madaxweyne ku xigeenka xisbiga Waddani oo uu leeyey hadaan Ciro lala tartamayn maaha in ku xigeen kiisana lala tartamo. Weligii wuxuu daba socon jiray Muse biixi oo u taliya ee nin tala le maaha. iminkana Muse ayaa ku yidhi u jawaabi kari maayo Xirsi oo siro badan buu ogyay ee adigu tuur-tuur. Ka kalena waa maxamoud Jamac Dahir Dhoodi oo beriguu yaraa skuulka looga eryey damiin nimo uu waxba baran kari waayay dabeedna Burco ayuu hudheel ka shaqayn jiray oo isna mid cilmi iyo aqoon hagta le maaha. Cali Mareexaan uun baa ku yidhi Xirsi uuma dhawaan karo ee adigu shiid hadhka kaga dhig. Xirsi Xaaji Cali waa nin wax badan og oo Muse Biixi gomod walba calaashan doona. Ciyaal la soo diraa cid ma difaacaan. Dhawaan waxa bilaabmi doona kaambayn kii oo waa la isu daadsan doonaa markaasaa la arki qofka is difaaca. Car yaan Muse Biixi oodhan Cali Mareexaan waa saleelee anaa haatan caymadi oo  dabeedna uu Jabouti dalaq odhan. Wax yaabo badan buu Xirsi soo wadaa oo rag badani wadanka ka carari doonaan.

Abmustafe123@gmail.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews