berberatoday.com
Daawo Mucjisada Gabadh Yar Oo 4 Jir Ah Oo Ku Hadli Karta 7 Luuqadood Oo Caalami Ah!!
October 22, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Angelina Bella Devyatkina oo loo yaqaano Bella waa gabadh yar oo 4-jir ah oo u dhalatay waddanka Ruushka taasi oo adduunka ka yaabisay kadib markii la xaqiijiyey in ay ku hadli karto ugu yaraan 7 luuqadood, kuwaasi oo kala ah Ingiriisi, Jarmal, Spanish, Faransiis, Chinese iyo ugu dambayn luuqadda Carabiga.
Bella ayaa marrkii ugu horraysay ka soo muuqatay barnaamij lagu soo ban dhigo hibooyinka dadka gaar ahaan hobooyinka caruurta oo uu baahiyo telefishan ka dhisan dalkaasi Ruushku, waxaana markiiba warbaahinta adduunku si weyn uga faallootay hibadaasi layaabka leh ee ay ilmahan yari leedahay waxaana muuqaalka barnaamijkaasi oo ay gabadhan yari ku hadlayso lagu baahiyey warbaahinta adduunka.
Illaa imika faahfaahin rasmi ah lagama bixin qaabka layaabka leh ee ay inantan yar ugu suurto gashay in ay ku hadli karto dhammaan 7 daasi luuqadood.be

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews