Ergooyinka Shirka Golaha Dhexe Ee Xisbiga Waddani Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Meel Mariyey Gudoomiye-nimada Cabdiqaadir Jirde Iyo Hogaaminta Xirsi Cali Xaaji Xasan
October 22, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ergooyinka shirka golaha dhexe ee xisbiga Waddani ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey in Cabdiqaadir Jirde noqdo gudoomiyaha ku meel gaadhka ah ee xisbiga Waddani iyo hogaamiyaha xisbiga oo loo ansixiyey Hogaamiyaha Xisbiga.
