Laba Nin Oo Safar Dhulka Ah Ugu Kala Gooshaya Imaaraadka, Illaa Koonfur Afrika Oo Hakad Kusoo Maray Hargeysa
October 22, 2016 - Written by Berbera Today
5tii October Ayay Kasoo Kicitimeen Imaaraadka Iyagoo Wata Mootooyin Dheereeya, 20-kii Bishanna soomaliland Bay Soo Gaadheen
