berberatoday.com
Axmed Muumin Seed Oo Ka Hadley In Uu Xisbiga Waddani Iska Casili Doono Iyo In Uu Ka Sii Mid Ahaan Doono .
October 23, 2016 - Written by Berbera Today


Axmed Muumin SeedHargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiye ku xigeenka  koowaad ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Muddane Axmed Muumin Seed isla markaana ah musharax u tartamaayey kursiga madaxweyne ku xigeenka xisbigaasi ayaa ka hadley in uu xisbigaasi iska casili doono iyo in uu ka sii mid ahaan doono ka dib markii  laga helay jagadaasi isla markaana uu sheegay in cadaalad daro lagu sameeyey .

seed

Axmed Muumin Seed Oo Ka Hadley In Uu Xisbiga Waddani Iska Casili Doono Iyo In Uu Ka Sii Mid Ahaan Doono .

Muddane Muumin Seed oo wareysi siiyey idaacada BBC da ayaa  waxaana uu sheegay in aanu wakhti xaadirkan go,aan ka gaadhin arintaasi isla markaana wakhti xaadirkan yahay gudoomiye ku xigeenka xisbiga Waddani

“Mustaqbalkeyga siyaasadeed waxuu noqonayaa marka hore waxaan u mahad naqayaa dhamaan taageerayaasheyda , waxaanan taageerayaasheyda u sheegayaa mustaqbalkeyga siyaasadeed in aan ka tashan doono maadama oo aan nin dhalinyaro ahay .

Saacadan aan iminka joogo waxaan ahay gudoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbiga Waddani , cid xilkaas iga qaadi kartaana ma jirto , waxaan kale oo aan halkan ka cadeynayaa xisbigan aniga iyo  Cabdiraxmaan Ciro  waa wada laheyn , lacagtii ugu horeysay waa wada bixinay waxaana aan furan doona maxkamad wax kasta oo ay maxkamadu ii xukuntana waan aqbalayaa ” ayuu yidhi gudoomiye ku xigeenka xisbiga Waddani Muddane Axmed Muumin Seed

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews