berberatoday.com
“Caddaalad-Darradii Ugu Weynayd Intaan WADDANI Joogay Ayaa Maanta Dhacday, Taageerayaashaydii Oo Boqol Iyo Sideetan Iyo Kow Ah {181 Xubnood} Kaadhadhkii Ayaa Loo Diiday Oo Dibaday Taagnaayeen,.. ” Gud.Axmed Muumin Seed.
October 23, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)- “shirka waxaan uga soo baxay, sidaad ogtihiinba anigu waxaan ahay guddoomiye xigeenkii Waddani, waxaan kamid ahaa aasaasayaashii xisbiga, waxaan ka mid ahaa labadii nine e ugu horreeyay ee xisbiga aasaasay anigiyo Cirro, runtii maanta waxaan ku dedaalayay inay doorasho xor oo xalaal ah ay dhacdo, laakiin caddaalad darradii aan ka baqaynay ee muddadii aan xisbiga kusoo jirnay la lahaa ee aan Cirro difaacayay, halkaas ayay maanta ka dhacday.

“Caddaalad-Darradii Ugu Weynayd Intaas WADDANI Joogay Ayaa Maanta Dhacday, Taageerayaashaydii Oo Boqol Iyo Sideetan Iyo Kow Ah {181 Xubnood} Kaadhadhkii Ayaa Loo Diiday Oo Dibaday Taagnaayeen,.. Oo waxa halkaas kasoo baxayna waa caddaalad-darro” Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee xisbiga WADDANI Axmed Muumin Seed

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews