berberatoday.com
Guddiga Doorashada Somaliland Oo Maanta Dalka Ka Dhoofaya Iyo Halka Ay Ku Sii Jeedan
October 23, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddiga doorashooyinka qaranka ayaa maanta u socdaalaya magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, si ula soo kulmaan dalalka taageera nidaamka dimuqraadiyadeed ee Somaliland.

Gudida doorashoyinka Somaliland

Guddoomiyaha guddiga doorashoyinka Eng. Cabdiqaadir Iimaan Warsame, oo shalay ka hadlayay kulan madaxtooyada ka dhacay oo ay xukuumadu guddiga doorashada ku wareejinaysay 4 milyan oo Dollar oo qayb ka ah kharashaadka doorashada, ayaa wuxuu sheegay in xubno guddigooda ka tirsani la soo kulmayaan beesha caalamka  “Waxaanu bulshadda u sheegaynaa in xubno ka mid ah guddida doorashooyinka ay u amba-bixi doonaan dalka dibadiisa isla markaana ay la kulmi doonaan qaadhaan-bixiyaasha Somaliland ka caawiya doorashooyinka”.

Xubnahan ayaa maanta u socdaalaya magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya oo ay kula soo kulmayaan dalalka deq bixiyayaasha ah.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews