berberatoday.com
Magacyada Laba Dumar Ah Iyo Hal Nin Oo Ku Geeriyooday Shil Baabuur Oo Shalay Ka Dhacay Jidka U Dhexeeya Hargeysa Iyo Degmada Arabsiyo
October 23, 2016 - Written by Berbera Today

Arabsiyo(Berberatoday.com)-Alle ha u naxariistee Saddex Qof oo laba Dumar yihiin, ayaa ku Geeriyooday Shil Baabuur oo Shalay Abbaaro 1:00 Duhurnimo ka dhacay duleedka bari ee Degmada Arabsiyo ee Gobolka Gabiley, waxaana ku dhaawacmay Hal Qof oo Dumar ah.

Warka ShilkaKhasaaraha Dhimashada iyo dhaawaca ayaa yimid ka dib markii sida la sheegay uu Dhowr jeer is-rogay Gaadhi yar oo Taksi ah(Veroza)oo ay la socdeen Saddexda Qof ee dhintay iyo Halka Qof ee dhaawacmay.

Labada Dumarka ah ee Shilkan ku Geeriyooday, ayaa midkood qudh-baxday markii Shilku dhacay, halka Gabadha kale iyo Qofka Ragga ahina ku Geeriyoodeen Cisbitaalka Guud ee Magaalada Gabiley oo la geeyay iyagoo dhaawac ah.

Isku-duwaha Wasaaradda Caafimaadka ee Gobolka Gabiley Dr. Jimcaale Daahir Cumar oo ka qayb-qaatay gurmadka loo fidiyey Dadkan Dhimashada iyo dhaawacu ka soo gaadhay Shilka Baabuur, ayaa Wargeyska Himilo u sheegay in Dadka Shilka ku dhintay Magacyadoodu kala yihiin:- Yurub Axmed Muxumed, Farax Cali Ducaale iyo Yuusuf Maxamuud Cabdillaahi, halka Qofka dhaawacmay Magaceedu yahay Umalkhayr Xasan oo ahayd Diwaralkii Gaadhiga Qallibmay.

Dadka dhintay iyo kuwa dhaawacmay, ayaa xilliga Gaadhigii ay wateen la Qallibmay waxay Safar ugu socdeen Gobolka Gabiley, wallow aan la garanayn Magaalada ay ku socdeen ee Safarkoodu ku jiheysnaa. Waxse la cadeeyay inay ahaayeen shaqalaha Dukaamada gacansiga ee Habon Deeqa

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews