berberatoday.com
Muwaadin Loo Xidhay Maqaallo Uu Ka Qoray Xukuumada Siilaanyo Oo Cuntidii Ka Soomay
October 23, 2016 - Written by Berbera Today
soomayHargeysa(Berberatoday.com)-Eng  saleeban siciid cumar oo ka mid muwaadinta sida xaq darada ugu xidhan xukumada Siilaanyo ayaa todobaadka ay ku jirno joojiyey cunista cuntida kana  soomay  gabi ahaan cuntidii ka dib markii u muddo ka badan bil iyo badh si xaqa darada ah ugu xidhaan xarunta  dambi baadhista  ee loo yaqaan (C.I.D)  mar aan ku booqday  goobtu ku xidhan ayuu ii sheegay in ku kaliftay inuu cuntida ka soomo  markii u waayey xaquuqudiisi  xoriyada  hadalka iyo inuu helo hanaan cadaaladeeda oo u xaquuqidiisa ku difaaco , Eng  saleeban siciid cumar ayaa imika xaaladiisu tahay mid adag ka dib markii u ka soomay  cuntida 
   ma jiro illaa hada wax maxkamada oo muwaadinka la hore geeye inta iyo xiligii ay xukumadu xabsiga u taxaabtay , muwaadinkan ayaa xidhigiisa ka dambeeyey  maqaalo u ka qoray  xaalada adag ee ka jirta dalka iyo musuq-maasuq ,qaraabo kiilka iyo dhaxal wareejinta hantida ummada ay leedahay  , 
Eng  saleeban siciid cumar oo kaliya u ma xidhan balse waxa jira muwaadin kale  oo iyaduna u xidhan xukumada u hogaamiyo Siilaanyo  taas oo caado iyo dhaqanka ka dhigtay inay muwaadinta  aragtidooda ka dhiibta maamulada xumada xukumada siilaanyo  ay xabsiga u taxaabto , 
Aniga oo ka mid bulshada aaminsana inay dhaliilshu tahay mid wax lagu saxo balse aan loo qaadan mid wax lagu xumaynayo saxafada xorta ahi iyo bahda qalinlaydu waxa u asaasan yihiin inay u hadalaan bulshada u baahan inay loo hadalo muwaadintan u xidhan xukumada madaxwyne siilaanyo waxay kaliya yihiin qaar ka dhidhiyey hanaanka aan wanaagsanayn ee ay wax u wado xukumada Siilaanyo , waxaana gabgebadii u baaqayaa madaxweynaha inuu xoriyadiisa u soo celiyo cidikasta oo ku xidhan sifo sharci daro ah  sida eng saleeban siciid cumar 
Qore : Rashiid  axmed ismacil
Email: rashto550@gmail.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews