berberatoday.com
Axmed Muumin Seed Oo Loo Doortay Gudoomiyaha Garabka Toosinta Xisbiga Waddani Iyo Dacwad Xisbiga Wadani Maxkamada Sare Lagaga Furi Doono
October 24, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Isbahaysiga la baxat Toosinta Xisbiga Mucaradka ah ee Waddani ayaa Goor dhaweyd oo ay kulan ku yeeshen Magalada Hargeysa ayaa ku dhawaaqay Hogaanka ay yeelan Doonaan Waxanay Sheegeen inay Gudoomiye u doorteen Guddoomiye ku xigeenki Xisbiga koowaad ee Xisbiga Waddani Axmed Muumin Seed oo cadaalad daro xoogan lagaga sameeyay Xisbiga waddani dhexdiisa Doorashadii Musharax madaxweyne Kuxigeenka.

Guddoomiye Seed oo Warbaahinta La hadalay ayaa Sheegay Inuu Dacwad u gudbin Doono Maxkmada Sare ee  Somaliland .

Garabkan ayaa Ka Kooban Guddoomiye Ku Xigenka Waddani Axmed Muumin Seed , Guddomiye Ku Xigeenkii 2aad Farax Dheere iyo Xogahaha Arimaha Bulshada Hinda Gandi iyo dhalinyaro badan oo xisbigaas katirsanaa.

 

14732220_1805733019649412_4379230093637108761_n

Dhawaan Fillo Muuqalka Warkan

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews