berberatoday.com
Cudurrada Cusub Ee Laga Qaado Taleefoonnada Casriga Ah Iyo Internet-ka
October 24, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Taleefoonnada casriga ah iyo internet-ku waxay noqdeen qeyb ka mid ah nolosha casriga ah waxaana la arkay inay  keenaan cudurro nafsaani ah, Qaar ka mid ah cudurradaan waa kuwo cusub oo dhawaan dunida kusoo kordhay.

Cudurka “Nomophobia”

Cudurkaan af Soomaali ahaan loo yaqaan “MEEYE TALEEFOONKAYGII” ayaa ka mid ah cudurrada cusub ee soo kordhay. Waana cabsi qofku uu ka qabo inuu taleefoonkiisa waayo.

Cudurka “Cyberchondria”

Waa xaalad sababaysa inaad aaminto inaad qabto cudurrada aad ka a akhrisato internet-ka.

Werwerka Xidhiidkka:

Waa cudur dadka ku sababa inay ka werweraan xidhiidhkooda saaxiibtinnimo iyo kooda gacal ee ay leeyihiin. Dadka qaba dhibaatadaan waxay maqlaan  taleefoonkooda oo dhacaya, inkastoo aanu dhacayn

Saamaynta GOOGLE:

Khubaradu waxay sheegayaan in baraha baadhitaanka sida Google iwm ay qofka ka dhigaan doqon aan waxba hindisi karin. Waxay yareeyaan awoodda xafiditaanka maskaxda iyo adeegsiga caqliga waayo waxay maskaxdu rumaysanaysaa in jawaab kasta ay ka xigto hal Click waana arrin khatar ah.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews