DADKU CADAW KITAAB HAYSTA AYAY CULUMA MOODAAN=Qalinkii Cali Cismaan Xuseen Cali Guray
October 24, 2016 - Written by Berbera Today
DADKU CADAW KITAAB HAYSTA AYAY CULUMA MOODAAN=+!+============= kooxda yar ee is cugatay ee berbera goosatay halkay kulmiye gayn ilayn magaaladii dadkii wuu iskaga tegay oo waa koox ka kooban sadex reer oo ilaa wasiiro ilaa isu duwayaal isku qoysa oo xukuumada kulmiye u qaldamay sidaan ka warqabno waxa meesha ka baxay saami qaybsigii saaxil oo waa laysdulmay bal eeg nin ayaa biyaha loo magacaabay waxay kala hortageen miciyo shabeel maxay shalay ula wareegi waayeen biyaha ay maanta la wareegayaan cid ka mida kooxda ayaa lagu ilaalinayaa kulmiye awalba cali xoorxoor ayaa lagu ahaa isagina meesha uu tago ayaa kolay reer berbera u jabayaa halkaa kulmiyo kuudud saaxil nin wax laga dhegaystaa kuma hadhine kuwaa beenta kugu maaweelinaya dhegayso