berberatoday.com
Dagaalo Culus Oo Udhexeeya Putland Iyo Galmudug Oo Dib Uga Bilaamay Magaalada Gaalkacayo
October 24, 2016 - Written by Berbera Today

Galkacayo(Berberatoday.com)-Dagaal Culus oo u dhexeeya Ciidamada Maamulada Puntland iyo Galmudug, ayaa Saakay dib uga Qarxay Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, gaar ahaan galbeedka magaalada.

daga

Ciidamada dagaalku u dhexeeyo, ayaa isku Adeegsanaya hubka Noocyadiisa kala duwan, iyadoo dhawaaqa madaafiicda laga maqlayaa guud ahaan xaafadaha magaalada Gaalkacyo.

Sidoo kale, Dagaalka Gaalkacyo oo socda muddo dhawr toddobaad ah ayaa u muuqda mid maalinba maalinta kasii dambeysa sii xoogeysanaya.

Dhanka kale, Waxaa jira baaqyo ay jeedinayaan wax-garadka labada maamul kuwaas oo lagu dalbanayo in colaadda Gaalkacyo lagu joojiyo, balse weli uma muuqdo dagaalka mid joogsanaya.

Maamulka Galmudug ayaa dhankooda baaq ay soo saareen dadkii ku barakacay Colaadaha Gaalkacyo, iyagoo Dowladda Federaalka iyo Hay’adaha Gargaarka ka Dalbaday inay Gar-gaar lasoo gaaraan shacabkii ku barakacay colaadda Gaalkacyo.

Ugu dambeyn, Hay’adda Qoxootiga Adduunka ee UNHCR ayaa horay u sheegtay in tiro ka baan 50,000 oo qof at ku barakaceen Colaadaha ka taagan Gaalkacyo, kuwaasoo qaarkood u barakacay duleedyada magaaladaas, ayna haystaan xaalado nololeed oo aa u daran.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews