Daawo Muuqalka”Dawlada Turkiga Oo Qaxootiga Dalkooda Ku Nool U Sameeyay Kaadhaadh Cuntada Ay Ku Iibsadaan Oo Elegtaroonig Ah
October 25, 2016 - Written by Berbera Today
Istanbul(Berberatoday.com.com):-Dalka Turkiga oo ayaa qaxootiga ku nool dalkiisa u sameeyay, kaadhadh elegtaroonig ah oo ay cuntada ku iibsan karaan, taas oo sida muuqata wax badan ka tari doona noloshooda iyo