berberatoday.com
“Kulmiye Hadii Uu Ku Dhac Leeyahay Gudoomiyaha Xisbiga Cid Ha Ku Wareejiyaan Sida Cabdiraxmaan Ciro Oo Kale ” Prof Ismaciil Hurre Buubaagii Xamar Kayimi
October 25, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Prof Ismaciil Hurre Buubaa oo ka mid saraakiisha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani     ayaa waxaa uu hanbalayo u diray gudoomiyaha cusub ee xisbiga Waddani Xildhibaan Cabdiqaadir  Xaaji Ismaciil Jirde

buubaa

Sidoo Kale Prof Buubaa ayaa waxaa uu fariin u diray xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye waxaana  uu u soo jeediyey hadii xisbiga Kulmiye ku dhac leeyahay  in uu gudoomiyaha xisbigaasi Cid ku wareejiyo sida Cabdiraxmaan Ciro oo kale balse aanu filaneen in ay ku dhacaas oo kale ay leeyihiin waxaana uu yidhi

“Xisbigii Kulmiye culeys xoogan ayaa maanta hor yaala hadey ku dhac leeyihiin   bal tan oo kale ha ku dhaceen oo gudoomiyaha xisbiga cid ha ku wareejiyaan , weyn ogsoonahay  in aanu  ku dhacaasi meesha oolin ” ayuu yidhi Prof Ismaciil Hurre Buubaa

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews