berberatoday.com
La Taliyiha Silanyo Ee Arrimaha Bulshada Oo Loo Magacaabay Gudomiyaha KULMIYE Ee Marodi-jeex
October 25, 2016 - Written by Berbera Today

dhinbiiHargeysa(Berberatoday.com)-La taliyaha madaxweyne Siilaanyo ee arrimaha bulshada Maxamed Iid Dhimbiil, ayaa loo magacaabay inuu noqdo guddoomiyaha xisbiga KULMIYE ee gobalka Maroodi-jeex.

 

Qoraal uu shalay soo saaray guddoomiyaha iyo murashaxa KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa wuxuu ku sheegay in wada tashi iyo shirar dhawr ah ka dib uu go’aan ku gaadhay inuu guddoomiyaha xisbiga KULMIYE ee gobalka Maroodi-jeex noqdo Maxamed Iid Dhimbiil.

Maxamed Iid Dhimbiil ayaa ka mid ah la taliyayaasha tirada badan ee Madaxweyne Siilaanyo, waxaana bishii June ee 2014 uu Madaxweynuhu u magacaabay inuu noqdo la taliyihiisa arrimaha bulshada.

Sidoo kale wuxuu Muuse Biixi magacaabay guddoomiye-xigeenka gobalka Maroodi-jeex ee xisbiga KULMIYE oo ah Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac Hadhiye, waxaanu Muuse sheegay in xilalka kale ee xisbiga ee gobalka Maroodi-jeex ay sidoodii ahaan doonaan.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews