berberatoday.com
Dawladii Saddexaad Ee African Ah Oo Ku Dhawaaqdey In Ay Ka Baxdey Maxkamada Danbiyada Aduunka Ee ICC
October 26, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Dowladda Gambia ayaa sheegtay in gabi ahaanba ay ka baxayso maxkamada dambiyada adduunka ee Hague.

Gambia ayaa ku tilmaantay maxkamaddaasi dambiyada mid u taagan dadka Afrikaanka ah oo kaliya.

gam

Tallaabada ay dowladda Gambia qaaday waxaa ka horreeyay dowladaha Koonfur Afrika iyo Burundi oo iyagana sheegay in ay ka baxayaan maxkamadan.

Madaxweynaha dalka Gambia ayaa dalkaasi xukumayay tan iyo sanadkii 1994, xilligaasi oo uu xukun milateri uu ku qabsaday.

Bisha December ayaa lagu wadaa in dalkaasi Gambia ay doorasho ka dhacdo, waxaana jirtay in la xidhay xubnihii mucaaradka.

Xubnahan mucaaradka ayaa lagu eedeeyay in ay ka qayb galeen dibadbaxyo aan sharci ahayn.

Hay’adaha xuquuqul insaanka ayaa xariga mucaaradka ku tilmaamay mid xadgudub ku ah xuquuqal insaanka.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews