berberatoday.com
Maxkamada Sare Ee Jamuuriyada Soomaliland Oo Uyeedhay Faysal Cali Waraabe
October 26, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

ilo lagu kaloonyahay ayaa waxay tixaabaxayaan in Maxkamadda Sare ee Jamuuriyada Soomaliland oo ay u dhan yihiin Garsoorayaasha iyo gudoomiyaha Maxkamada Sare ay warqad u qoreen Gudoomiyaha Xisbiga Ucid in uu soo cadeeyo hadalo saxaafada uu mariyey kuwaas oo ku saabsana in uu u taagan yahay Musharax Madaxweynanimo ee Xisbiga Ucid, waxaana ay maxkamada Sare si cad uga dalbatay in Gudoomiye Faysal uu soo cadeeyo sharciga iyo didaamka u ogol in uu isku soo sharaxo mar sadexaad Musharaxnimo madaxweynanimo iyadoo labada jeer ay shacabku u codeeyeen una tuseen kalsoonidooda oo uu gudoomiye faysal helay kaalinta sadexaad labadii jeerba.

Hadaba isku soo wada xooriyoo Faysal Cali Waraabe ayaa u eeg siyaasi cagihiisa ku doonanaya in Maxkamada Sare ee Jamuuriyada Soomaliland ay ka qaado talaabo sharciga waafaqsan, dhinaca kale Faysal Cali Waraabe baa wax jawaab ahayn ka soo saarin u yeedhintaanka ay maxkamada Sare u yeedhay iyo wax uu ugu jawaabayba.

Hoodo Abdi Maxamed
hoodo4244@gmail.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews