Hargeysa(Berberatoday.com)-Taliyaha guud ee ciidanka booliska Somaliland sare guuto abdilaahi Fadal Iiman ayaa waxaa uu sheegay in heegan buuxa la galiyey ciidanka Booliska si ay u xoojiyaan sugida amniga guud ee dalka gaar ahaan ka caasimada oo ay maanta ka furmeen ciyaarihii gobalada Somaliland