berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Xildhibaan Obama Oo Ka Hadley In Uu Ka Mid Yahay Siyaasiyiinta Ku Hirdamaya Kursiga Gudoomiyaha Kulmiye Iyo In Kale
October 27, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi Obama oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland  ayaa waxaa uu markii ugu horeysay ka hadley in uu ka mid yahay siyaasiyiinta Ku  hirdamaya  hanashada kursiga gudoomiyaha Kulmiye .

xildhibaan-obama

Xildhibaan Obama waxaa uu sheegay in aanu wakhti xaadirkan u tartameen kursiga gudoomiyaha Kulmiye , isla markaana aanu jirin  wax tartan ah oo  xiligan ka dhex  jira xisbiga Kulmiye dhexdiisa .

Sidoo kale xidhibaanka ayaa waxaa uu sheegay  mar kale in aanu u tartami doonin kursiga gudoomiyaha golaha wakiilada marka uu baneeyo Musharax Cabdiraxmaan Ciro .

Maxamed Cali Xirsi Obama ayaa gabo gabadii waxaa uu sheegay in xisbiga Kulmiye uu leeyahay  ku dhaca ah in uu gudoomiye nimada siyaasi ku wareejiyo balse aan wakhtigeedii la gaadhin

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews