berberatoday.com
Daawo, Shirkada Isgaadhsiinta ee Telesom oo Qalad weyn ka gashay gobolka saaxil
October 27, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Shirkada isgaadhsiinta ee Telesom ayaa shalay waxay casuuntey ciyaartoyadii iyo masuuliyiinta isportiga gobolada dalka oodhan

hadaba shirkada telesom waxay goobtaa ku bixisey oo kale direyska dhameytiran oo kooxuhu ku ciyaari doonaan , Hadaba qaar ka mida bulshada ku dhaqan gobolka saxil

ayaa waxay ka dareen celiyeen qalad ay ka gashay shirkada telesom direyska ay bixisey oo magacyada gobolada ku qornaa .

ayaa waxey ku qortey garamadii ciyaartoyga gobolka saaxil magaca magaalo madaxda Berbera halka kuwakale ay goboladooda ku qortey sida (Hawd iyo Daad madheedh)

Hadaba qaarkamid sawiradii laga soo qaadey xafladaas waa kuwan ee daawo,

Shirkada ayaa waxay sidaan la wada socono ka heshaa ama ka soo gala lacag aad ufaro badan oo gobolada kale aan ka soo galin

hadana dhaqanka aan looga baran ee wax ku soo celinta gobolka xaga horumarka iyo nolosha kale ayaan waxaba aanay ka qeyb qaadan

marka laga reebo shaqaale yaroo tiro kooban.

 

 

Cabdi cumar

berbera

 

 

 

img_2068 img_2315

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews