berberatoday.com
Haweenaydii Ugu Horeysay Ee Booliska Somaliya Ka Tirsan Oo Loo Xidhay Darajada Gaashaanle Sare+Daawo sawirada
October 27, 2016 - Written by Berbera Today

Muqdisho(Berberatoday.com)-Haweenaydii ugu horeysay ee ka tirsan ciidamada Booliska Somaliya, ayaa loo xidhay Darajada Gaashaanle sare, kadib xaflad ka dhacday Xarunta Iskuul Buluuziya ee Magaalada Muqdisho.

a9537cc0a41bd306e10f

Taliyaha ciidamada Booliska Somaliya ayaa dalacsiiyay Haweenaydaan oo ciidamada Booliska soo gashay 1971, ilaa iyo iminkana ka mid ah.

Faadumo Xasan Maxamed (Neero) ayaa sheegtay inay aad ugu faraxsan tahay in Gaashaanle Sare loo xidho, waxa ay sheegtay Hablaha inay ku yaraayeen ciidamada Booliska, balse hada ay yihiin kuwa ku badan.

“Taliyaha  ciidanka Booliska   ayaan ugu horreynta u mahadcelinayaa taliyaha, isagoo mudnaanta siiyay gabdhaha , aniga 1971-dii ayaan soo qortay ciidanka Booliska ,  taliyaha Booliska waa shaqsi  xaqa yaqaano , gabdhaha tiro yar ayaan eheyn dhanka  gabdhaha Booliska ku jiray  , haatan wey saai’deen  ku dhawaad waxaan iminka nahay kun.”  Ayay tiri gaashanle Sarre Faadumo Xasan Maxamed.

Taliyaha ciidamada Booliska Somaliyed, ayaa sidoo kale Darajada Madaxa Waaxda ka hortagga Tacadiyada Haweenka u xiray Dhamme Idil Cabdilaahi Xasan iyo Ku xigeenkeeda Dhamme Raxma Salaad Maxamed.

“Waxaanu eheyn markii loo eego Booliska in gabdhaha la arki jiray kaliya xiliyada 20 Desembar oo ah aas aaska ciidanka Booliska , mana jirin in goobo kale nagula arko , hase yeshee maanta waxaanu nahay kuwo laqeyb sanaayo ragga howlaha ay hayaan ,taasina waxaa mahadeeda leh taliyaha ciidanka boliiska Somaliyed sareeyo gaas maxamad shiikh xasan xaamud ” ayay tiri Dhamme raxma salaad Maxamad .

1477550396c379e14775503912c8e814775503945cde4147755038919a7f1477550394362c2147755039120371a9537cc0a41bd306e10f

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews