berberatoday.com
Maxaad Ka Taqaan Hadyadaha qaaliga ah ee ganacsade Maxamed aw Siciid madaxtooyada geeyo by Abdi Mustafe
October 27, 2016 - Written by Berbera Today
photo-1416339684178-3a239570f315
Hadyadaha qaaliga ah ee ganacsade Maxamed aw Siciid madaxtooyada geeyo by Abdi Mustafe
Maxamed aw siciid yaa had iyo jeer wuxuu u geeyaa qoyska madaxweynaha iyo qoyska madaxweyne ku xigeenka Somaliland hadyado qiima hoodu kor u dhaafo boqolaal kun oo dollar oo ay ka mid yihiin saacado dahaba ama Diamond lagu xardhay. wuxuu si gaara u xanaaniyaa madaxweyne ku xigeenka Zeylici oo markuu mudo joogaba uu u geeyaa lacag dhan sodon kun oo dollar. ina aw siciid wuxuu u heystaa in uu Silaanyo iyo zeylici kursiga saaray waagii uu Dahir Riyaale Cable ka u diiday ee uu Kulmiye taageeray. Hase yeeshee waxba kama jiraan oo waxa meesha ka baxsanaa xisbigii UDUB oon tartan adag la gelin oo ay doonayeen inay meesha baneeyaan maadaama ay mudo korodhsi ku joogeen oo bulshadu karahday. Hadaba ganacsiga ina aw siciid wuxuu u badanyay mukhaadaraad uu soo dhex mariyo Somaliland oo loo kala diro dalaka Africa iyo UAE iyo lacagta la maydho ee loo yaqaan laundering money oo macna heedu yahay lacagta ka soo baxda mukhaadaraadka oo baananka caalamka la majaro habaabiyo si aan loo soo helin halka ay salka ku heyso oo ganacsadaha ku noqonaysa denbi weyn o haduu dalka dibada uuga baxo uu ku mutaysanayo lix sanadood oo xadhig adag ah. ina aw Siciid waxay isku xidhan yiin niman Mafia ah oo fadhigoodu yahay South Africa oo kala ganac sada wax yaabaha mam nuuca ee ah maan dooriya yaasha ah sida cocaine ta. Ganacsaiga ina aw siciid ee sigaarka iyo cableku waa wax lagu asturayo malaayiinta dollar ee la tahriibinayo. Waxa maan kiisa ku jirta ina aw siciid in uu kolba xisbi waxoogaa lacaga siiyo oo uu dhisto xukuumad indhaha ka qarsata wax yaabaha mam nuuca ah ee uu faraha kula jiro. Maxamed aw siciid waa nin jaahila oon dugsi wax barasho soo marin oo drawal ahaan jiray. Somaliland dhib mooyaane wax wanaaga oo uu kula dhex jiraa ma jirto hase yeeshee waxa magaciisa loo gudbinayaa iminka laga bilaabo Europe iyo America haya’daha daba gala lacagata lala dhuunto iyo ka kanacsiga maan-dooriya yaasha. Dabeed isba dan wuu u waalan doonaa. Sidan in lagu eegto oo uu dalka kharibaa waxay ragga nimo daro ku tahay bulshada reer Somaliland.

Abmustafe123@gmail.com

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews