berberatoday.com
Taliyihii Hore Ee Ciidanka Madaxtooyada Gaashaanle Sare Faysal Kaamil Ciise Oo Geeriyooday
October 27, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Alle ha u naxariistee waxa goor dhaweyd cusbitaalka magaaladda Hargeysa ku geeriyooday taliyihii hore ee ciidanka Madaxtooyada Gaashaanle Sare Faysal Kaamil Ciise oo xaalad caafimaad ugu jiray cusbitaalka maalmihii ugu dambeeyay.

kaamil

Sida uu  Siyaasi Cabdillahi Geeljire ku xaqiijiyay qoraal uu ku faafiyay barta uu ku leeyahay facebook-ga oo u dhignaa sida tan:

Inaa lilaah wa inaa ileyhi raajicuun. Waxa hadda ku geeriyooday Hargeisa Marxuum Col. Faysal Kaamil Ciise. Taliyihii hore ee Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada.

Marxuumka oo ayaamahanba xanuusanyay ayaa u guuray Ilaahay raxmadiisa.

Marxuumka oo nin aad u qaaliya ahaa waxaan ehelkiisii iyo asxaabtiisii iyo dhamaan umadda reer Somaliland ka tacsiyadaynaynaa geeridiisa. Waxaan leeyahay Ilaahay samir iyo iimaan ha inaga wada siiyo isagana naxariistii janada ha ka waraabiyo. Aamiin.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews