Xisbiga Waddani Oo Gudi U Magacaabey Wada Hadal Xisbigu La Furay Gudoomiye Axmed Muumin Seed Iyo Ku Xigeenkiisa Faraax Dheere .
October 27, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu gudi ka kooban saddex xubnood u magacaabey wada hadal uu xisbigu la furaay gudoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbigaasi Axmed Muumin Seed iyo ku xigeenkiisa Faraax Dheere
Xubnahan uu xisbigu u magacaabey ayaa waxaa ay kala yahiin