Hargeysa(Berberatoday.com)-Timaha Foojariga ah ee ay xidhaan xidigaha fanka iyo dad kale oo badaniba waxay xiligan marayaan qiimo u dhigma 1000 Giniga istaraliiniga ah waxana laga sameeyaa timaha caadiga ah ee dadka iyadoo midabo kala duwana loo nashqadeeyo.