berberatoday.com
Xulka Gobolka Saaxil Oo 4-0 Ku Caraabiyay Dhiggiisa Xaysimo, Ciyaar Kamid Ahayd Tartanka Gobollada Somaliland Oo Maanta Ka Furmay Caasimada Hargeysa
October 27, 2016 - Written by Berbera Today

 

saaxil-xulHargeysa(Berberatoday.com)-Tartanka koobka kubedda cagta ee gobolada Somaliland ayaa maanta si rasmiya uga bilaabmaya garoonka Hargeysa Steduim ee magaalada Hargeysa. Waxaana furitaankii tartanka kasoo qaybgalay madaxweyanaha Somaliland Mudane Axmed Siilaanyo oo isagu furay kulankan bilowga tartanka ciyaaraha, waxaa sidoo kale kasoo qaybgalay madaxda saddexda xisbi qaran iyo dadweyne aad u tiro badan.

 

Rubuuc dhamaadka tartanka kubadda Cagta ee Gobollada ayaa maanta waxay ciyaar xiiso iyo xamaasad wadata garoonka Hargeysa Stadium ku dhex martay xulalka gobollada Saaxil iyo Xaysimo, halkaasi oo Xulka Gobolka Saaxil ku badiyeen 4 gool iyo waxba.

Jawiga ciyaarta ciyaarta maanta dhacday ayaa aad u deganaa, iyadoon haba yaraatee aanay jirin wax rabshado ah oo goobta ka dhacay, waxaana ay ahayd ciyaar ay taageerayaal farabadn kasoo qaybgaleen, iyadoo guud ahaan gobollada dalka oo dhan si toos looga dawaanayay ciyaartan.

ciyaaraha-bn

Halkan ka Daallaco isku aadka Groups-ka oo ka kooban A, B, iyo jadwalka kulamada soo socda

groups

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews