Hargeysa(Berberatoday.com)-Barnaamijkeena waxaynu ku soo bandhigaynaa xogo ku saabsan Madaxweynaha cusub ee dalka filibiin Rodrigo Dotreti oo ah Madaxweynihii 16-aad ee wadankaasi, xilkan qabtay Bishii June ee sanadka 2016, waxana ku gedaaman mowqifyo iyo go’aamo uu soo saaray kuwaasoo ka dhigaya isaga Madaxweynihii ugu fududaaa ee dunida soo mara .