berberatoday.com
Madaxwaynaha Koonfur Afrika Oo Seexday Isagoo Hor Fadhiya Baarlamaanka Dalkaas + Fadeexadii Ka Dhalatay I
October 28, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Indhaha dadka reer Koofur Afrika ayaa ku sii jeeday khudbad uu baarlamaanka ka jeedinayey Wasiirka Maaliyadda ee waddankaas Pravin Gordhan.jacob Zuma
Wuxuu ka hadlayey miisaaniyadda oo aad loo wada sugayey, ayadoo uu dalkaas ka jiro cadaadis dhaqaale, iyo su’aalo ka taagan lacagaha waxbarashada lagu bixiyo, iyo wasiirka oo qudhiisa muran siyaasadeed lugaha la galay.
Maalintii ku xigtay dadku waxay ku soo tooseen akhbaarta ah in madaxweyne Jacob Zuma uu jiifay intii ay socotay khudbadaas oo dheer. Xafiiskiisa weli wax hadal ah kama uusan soo saarin arrintan.
Madaxwayne Zuma Ayaa Kusoo Biitay Liiska Madaxwaynayaal Afrikaan Ah Oo Cameraduhu Qabteen Iyagoo Dhex Seexday Shir Ay Ka Qaybgaleen.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews