berberatoday.com
Madaxweyne Siilanyo Oo Saaka Safar Kaga Baxay Magaalada Hargeysa Iyo Halka Uu Ku Sii Jeedo H
October 28, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne Siilanyo ayaa waxaa uu saaka safar kaga baxay magaalada Hargeysa isaga oo ka duulay garoonka diyaaraha ee Caasimada waxaana safarka madaxweynaha ku wehelinaya xubno wasiiro ah iyo marwada qaranka Marwo Amina Waris .

 

Madaxweynaha ayaa waxaa uu ku sii jeeda magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia waxaana la sheegayaa in  socdaalka Madaxweynahu yahay socdaal shaqo oo la sheegay inuu dib uga dhacay wakhtigii uu ku sugnaa dalka Ingiriiska.

Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Muddane Xussen Dayr  oo warbaahinta la hadley waxaa uu sheegay in uu madaxweynuhu marti qaad rasmi ah ka helay Raysal  wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn isla markaana kulmo gaar ah wada yeelan doonan

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews