Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxaa garoonka kubada cagta ee Hargeysa Stadium si habsami leh uga socda koobka gobalada Somaliland oo maalintii shalay aheyd si rasmi ah uga furmay .
Ciyaartii galabta ayaa waxaa fooda isku daray labada gobol ee Sanaag iyo Awdal waxaana xulka gobalka sanaag u suurto gashey ay 2 gool oo daran doori ah in u dhiiban xulka gobalka Sanaag .
Maalinta bari ah ayaa fooda isku dari doona gobalada Hawd iyo Sool