berberatoday.com
Yurub”Caqabadaha Sharciga Ka Heysta Qaxootiga
October 28, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaxooti fara badan iyo dadka kale oo magan galyo doon ah, ayaa sanadihii ugu dambeeyay si weyn ugu qul qulayay dalalka Yurubta qaar.E0D22761-316F-4B74-B0DF-61F7DF1B0D7F_w987_r1_s

Dadkaas oo ay Soomaali ku jiraan, ayaa waxa dhacda in qaarkood inta ay doonyo ku soo galaan dalalka Talyaaniga ama Giriigga oo halkaasi laga diiwaan galiyo dabadeena ay uga sii gudbaan dalalka kale ee Yurub, halkaasina ay kala kulmaan caqabado kale oo ay ka mid tahay in sharciyada loo diido, dibna loogu celiyo dalalkii ay markii hore Yurub ka soo galeen.

 

 

Source VOA

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews