Daawo Muuqalka”Garabka Musharax Jamaal Cali Xuseen Oo Qaadacay Shirweynaha Xisbiga Ee Dib Loo Dhigay Kuna Dhawaaqay In Ay Gudoomiye Cusub Xisbiga U Sameynayaan
October 29, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Garabka Jamaal cali xuseen oo qaadacay shirweynaha xisbiga ee dib loo dhigay kuna dhawaaqay in ay gudoomiye cusub xisbiga u sameynayaan