“Ergada Dhex Dhexaadinta Ee Musharax Ciro Soo Diray Way I Soo Gaadhey “.. Axmed Muumin Seed”Daawo Muuqal
October 29, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Axmed Muumin Seed gudoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbiga Waddani isla markaana ka cadhoodey shirkii golaha dhexe ee xisbigaasi ayaa waxaa uu sheegay in ay soo gaadhey gudi dhex dhexaadin ah oo uu dhawaan Musharax Cabdiraxmaan Ciro Magacaabey
Muddane Seed waxaa uu sheegay in ay kulan wada yeesheen isla markaana ay falan qeeyeen rabitaankooda iyo mowqifkiisa waxaana uu yidhi