berberatoday.com
Xisbiga Waddani Oo Ka Hadley Sababta Ay Magacyadooda U Kala Horeysiyeen Musharaxiinta Madaxweyne Ku Xigeen Ee Shirkii Golaha Dhexe
October 29, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga Waddani Muddane Cismaan Afgaab oo warbaahinta la hadley waxaa uu ka hadley sababta ay u kala horeysiiyeen magacaanta musharaxiintii u tartameysay kursiga madaxweyne ku xigeenka xisbigaas ee shirka golaha dhexe

cismaan

Muddane Cismaan Afgaab waxaa uu sheegay in xeerka xisbgu uu dhigaayo in musharaxiintu marka ay fadhiyaan goobta doorashada ay leeyihiin xaquuq siman isla markaana aanay xilalkooda ku kala sareyn waxaana uu yidhi

“Axmed Muumin Seed  waxuu u codeeyey dhamaan shaqadii  goluhu maalintaas qabanaayey , waana nasiib daro in gudoomiye ku xigeenka xisbigu xeerkii uu isagu xisbiga ku hogaaminaayey ku gafo  sida uu tilmaamayo qodobka 8 farqadiisa 3 aad xubnaha xisbigu  waxaa ay leeyihiin xaquuq siman , sidaas daraadeed musharaxiinta golaha fadhiday kumay fadhiyin xilalkooda ee  waxay ku fadhiyeen in ay yahiin saddex musharax  waxaana ay leeyihiin marka ay golaha fadhiyaan xaquuq siman ” ayuu yidhi

Sidoo kale gudoomiyaha golaha dhexe  ayaa waxaa uu ka hadley in ay jireen xubno ka tirsan taageerayaasha  Axmed Muumin Seed oo shirka laga hor istaagey in ay soo galaan waxaana uu yidhi

“Waxaa kale oo aad idiin sheegayaa wax tageerayaal ah oo dibada  kaga maqanaa gudoomiye Axmed Muumin Seed haba yaraatee mabay jirin ,lakiin hadii u tageerayaal ka dhiganayo dadkii kulmiye soo abaabulay  waxaa ay ilaa muqaata nasiib daro ” ayuu yidhi  Cismaan Afgaab gudoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga Waddani .

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews