berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Somaliland Oo Kuna Abtirsada Xisbiga Kulmiye Oo Ku Baaqay In Madaxweyne Siilanyo Muddo Kordhin Loo Sameeyo
October 30, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Xassan Cawaale Caynaan oo ka tirsan mudanaayaasha  golaha wakiilada isla markaana ku abtirsada xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye  oo maanta warbaahinta la hadley ayaa waxaa uu sheegay in uu ku baaqayo  muddo kordhin loo sameeyo madaxweyne Siilanyo .

 

Xildhibaanka  ayaa waxaa uu sabab uga dhigay abaaro xoogan oo dalka ka jira iyo madaxweyne Siilanyo oo uu sheegay in uu wax qabad badan sameeyey

Halkan Hoose Ka  Daawo Muuqaalka Warkan

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews