berberatoday.com
Deg Deg Ah”Gudida Doorashooyinka Somaliland Oo Warbaahinta La Hadlay Shaaciyeyna In Aanay Haynin Qeyb Ka Mid Ah Lacagtii Qaadhan Bixiyayaasha”Daawo Muuqal
October 30, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudida Doorashooyinka Somaliland  oo goor dhaweyd warbaahinta kula hadley magaalada Hargeysa waxaa ay sheegen in hawlahoodu si wacan ugu socdaan isla markaana waxaa ay xukuumada ku amaaneen in ay bixiso  lacagta doorashada qeybtii kaga soo hagaagtey oo 4 million Dollar ah  .

gudida-doorashoyinka

Sidoo Kale gudidu waxaa ay si cad u shaaciyeen in ay lacagtii doorashada iyo hawlaheeda lagu qaban lahaa ay ka maqan tahay lacag ay qadarkeeda ku qiyaaseen in ay tahay 4 Million oo dollar isla markaana ka mid ah lacagtii ay qaadhaan bixiyayashu ka bixin jireen doorashooyinka Somaliand .

Dhinaca kale gudoomiyaha gudida doorashooyinka Cabdiqaadir Iiman Warsame oo hadalkiisa sii wata waxaa uu  qaadhan bixiyaasha uga mahad celiyeen in ay bixiyaan lacag dhan 2 Million oo Dollar taas oo qeyb ka ah kharashka ay ku bixin doonan khaadhadhka cod bixiyaasha  waxaana ay xusay gudoomiyuhu  hadii ay qaadhan bixiyayaashu ay lacagta 4 Million ah sidaas kula maqnaadan oo ay bixin wayaan in ay qaranka u taalo taladeedu .

https://youtu.be/Ot_DKy7VPzg

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews